Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa ayaa lagu wadaa in maanta uu guddoonka baarlamaanka uu mudeeyo waqtiga la xirayo kalfadhiga lixaad ee Baarlamanka iyo dardargelinta ajandayaasha kale ee...
Read moreGolaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu markale u xaqiijinayaa shacabka Soomaaliyeed in Baarlamaanka Soomaaliya uusan mas'uul ka aheyn baraha laga sameeyey internetka ee magaciisa lagu sameeyey ay yihiin kuwo...
Read moreWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, Taliyaha Hay’ada Nabdsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare...
Read moreKulankaan oo looga hadlayay sharciga nidaaminta shidaalka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada batroolka iyo macdanta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb...
Read moreWasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa), Wasiiru-dowlaha Waasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta ka qeyb galay...
Read moreMuqdisho, 19 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmey wafdi ka socdey Guddiga...
Read moreMunaasabadaan shahaado sharaf lagu guddoonsiinayay Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif oo muddo afar sano ah casharka tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah ka akhrinayay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb...
Read moreMunaasabadaan tababarka loogu soo xirayay qaar ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska oo la qorsheynayo in loo wareejiyo goobaha laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ayaa waxaa k ka qeyb galay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho