Madaxweynaha: “In Shacabkeena uu horumarka ku tartamo waa biseyl la gaarey oo lagu faani karo’’ SAWIRRO
Muqdisho, 8 August, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu saxiixayey heshiiska hannaanka maamul u sameynta gobollada Shabeellaha Dhexe...
Read more










