Ra’iisul wasaare Cumar: “Waxaan wadnaa qorshe sare loogu qaadayo dhaqaalaha dalka”
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay wado qorshe kor loogu qaadayo dhaqaalaha dalka, isla markaana siyaasad loogu dajinayo nidaamka canshuuraha. Ra’iisul wasaare Cumar...
Read more











