Uganda oo diyaarado dagaal kaga qeyb qaadaneysa howgalllada ka dhanka ah Al-Shabaab
Dowladda Uganda ayaa qorsheyneysa inay diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ay u soo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona howgallada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab. Afhayeenka ciidamada cirka...
Read more










