GALMUDUG: Xaalad bani’aadamnimo ayaa ka jirta Mudug iyo Galguduud
Wasiirka gargaarka iyo daryeelka naafada ee maamulka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay in gobollada Mudug iyo Galguduud ay ka jiraan xaalado abaareed kaddib markii ay soo daaheen roobabkii dayrtu....
Read more











