Kulan looga hadlayay doorka saxaafadda ee Nabadda iyo isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
Hay’adda Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ayaa maanta Gaalkacyo ku qabatay kulan aqoon isweydaarsi ah oo u dhaxeeya suxufiyiinta ka howlgala Waqooyiga iyo Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolkaasi Mudug. Kulankan...
Read more









