Barnaamishka Kulan Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka oo Todbaad walba oo Maalinta Jimcaha ah lagu Falanqeeyo Waxayaabaha Markaas taagan, ayaa Todobaadkan Waxa Marti noogu ah Taliyha ciidanka...
Read moreKu-simaha guddoomiyaha gobolka ahna guddoomiye ku-xigeenka dhanka siyaasadda ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta kulan la qaatay agaasimeyaasha waaxyaha dowladda Hoose ee Xamar, kaasi oo arrimo badan...
Read moreWasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradaasi Mudane Maxamed Xuseen Fanax ayaa manata qalab xafiiseed u badnaa kombiyuutaro iyo...
Read moreMunaasabad lagu soo gabo gabeynayay tartan cilmiyeedkii bisha barakeysan ee Ramadaan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir, wakiilo ka kala...
Read moreMaamulka Koofurgalbeed ee dalka ayaa sheegay in degmooyin ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool tababaro looga furay ciidamo maamulkaasi uu ugu talagalay sugida amniga deegaannada Koonfurgalbeed. Wasiirka dhaqan celinta iyo...
Read moreKaaliyaha arrimaha dibadda ee Dalka Qatar Maxamed bin Abdullah Al Rumaihi ayaa sheegay in dowladda Qatar ay sii xoojineyso taageerada ay u fidineyso dowladda Soomaaliya, kadib markii shirka Wasiirada ay...
Read moreCiidamada Amaanka Kenya ayaa xerada Dhadhaab ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo hub ay wateen, kaddib howlgallo ay ciidamada ka sameeyeen halkaasi. Madaxa Booliska Gobolka waqooyi bari ee...
Read moreNew York, 30 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay talo soo jeedinta Madaxweynaha Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ee martigelinta shir madaxeed...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho