Mas’uuliyiinta Safaaradda Yemen ee Soomaaliya oo maanta kulan qado ah u sameeyay hay’adaha samafalka ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha gar gaarka qaabilsan uga mahadceliyay gurmadkii ay u fidiyeen Walaalahood Yemeniyiinta...
Read moreKooxda Heegan ee dalkeena Soomaaliya ayaa maanta kulankeedii ugu horeeyay la cayaartay kooxda Lydia Ludic ee dalka Burundi, kaasi oo ka tirsanaa tartanka CECAFA Kigame Clup Cup oo loo qabtay...
Read moreXarunta degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay munaasabad lagu weynaynayay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ka qeybgaleen maamulka Degmada Mas’uuyiin katirsan Wasarada Arrimaha Gudaha iyo qeyba...
Read moreMuqdisho, 19 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada. Kulanka ayaa waxaa looga doodayey qorshaha dowladda...
Read moreXaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay Qur’aanka kariimka ah oo ay ka qeybgaleen culimaa’udiin iyo waalidiin ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Mu’asasad Ashadimidi ayaa maanta shahaadooyin...
Read moreMuqdisho, 18 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn booqdey...
Read moreMunaasabad lagu weyneynayo ciidul Fitriga ayaa loo qabtay boqolaal carruur ah iyo Waalidiintooda oo si aad ah looga dareemayay Farxada Ciida. Intii ay munaasabada socotay ayaa caruurtii iyo waalidiintii kasoo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho