Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha...
Read moreTartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur stadium ee degmada C/casiis ayaa waxaa galabta cayaar wanaagsan dhexmartay cayaartooy degmooyinka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa ku magacaabay taliye ku-xigeenada ciidanka booliska Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas...
Read moreKalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad ee Baarlamanka dawlad goboleedka Galmudug oo ay soo xaadireen 46-Xildhibaan uuna shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir ayaa maanta loo qaybiyay qorshe howleedka ay ku...
Read moreKulan ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta looga hadlay arrimo ay ka midyihiin amniga, dib u eegis lagu...
Read moreSafiirka Britain u fadhisa Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefdi ay hogaaminayso oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa halkaasi kulamo kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah...
Read moreKulankan wada tashiga ah ee ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xuququl insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga tashanayaa siyaasadda Qaran ee gudniinka gabdhaha, waxaana kulanka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho