Madaxda Qaranka oo ka tacsiyadeysay geerida Marxuum Xaaji Shukri
Marxuum Xaaji Shukri Sheekh Axmed ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana geeridaasi ka tacsiyadeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Barlamaanka ahna ku-simaha Madaxweynaha...
Read more











