Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ganaax dul dhigay ganacsato lagu helay dambiyo la xiriira dhanka nadaafadda caasimadda, kaddib markii lagu eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen dadka nadaafadda darrida abuuraya....
Read moreBoqolaal qoxooti Yemaniyiin ah oo ku nool xero looga dhisay magaalada Qardho ayaa waxaa deeq ari ah u qaybiyey urur samfal oo fadhigiisu yahay Woqooyiga Ameerika oo magaciisa loosoo...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaa halkaan idiinkugu soo gudbineynaa go'aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Hoos ka Akhriso:- Go'aan Guddoonka Golaha Shacabka 25.09.2015...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sida looga ciiday Muqdisho. Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra'iisul wasaare...
Read moreBoqolaal Soomaali ah ayaa saakay si wadajir ah ugu wada dukaday salaadda ciida masjidka Soomaalida ee ku yaala magaalada Pretoria caasimada dalka koofur Africa, xaafadaas oo ay kusii badanayaan Soomaalida...
Read moreMaamulka Degmada Dharkenley ee gobolka ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo qashinka looga qaadayo xaafadaha degmada, iyagoo kaashanaya shacabka halkaasi ku nool, waxaana Gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa ay kormeer ku tageen...
Read moreUrurka Sahal oo ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo gaarsiiyay 50 haween ah oo ku nool degmada Howlwadaag, iyadoo qeybinta munaasabadda ay ka qeyb...
Read moreMaamulka degmada Shibis ayaa manta olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda degmada ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee degmadaasi, iyadoo guddomiyaha Shibis uu soo kormeeray goobaha ay ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho