Golaha Isutaga Jaamacadaha oo lagaga dhawaaqay Muqdisho
Munaasabad maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay Golaha Isutaga Jaamacadaha Somaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin inta badan Jaamacaha, waxaana ka qeybgalay munaasabadaasi Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Somaaliya,...
Read more











