Mamulka degmada dharkeenleey ayaa qalab Isboorti, mid nadaafadeed iyo mid Waxbarasho ka gudoomay mashruuca Danguud, iyadoo guddoomiyaha degmada dharkeenleeyna uu sheegay in qalabkaan wax loogu qaban doona bulshada iyo dhallinyarada...
Read moreMadaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad socdaal shaqo ku jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka kormeeray xarumaha danta guud...
Read moreXafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka qeybgalay bulshada qeybaheeda kala kuwaa oo isugu jiray culimo, ganacsato,waxgarad, haween, dhallinyarro, mas’uuliiyin ka...
Read moreMuqdisho, 20 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga...
Read moreXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay bixiyaan canshuurta si ay gacan uga geysato horumarinta dakhliga Dowladda. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi xayir “Maareeye” ayaa hadalkaan...
Read moreDowladda Uganda ayaa qorsheyneysa inay diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ay u soo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona howgallada ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab. Afhayeenka ciidamada cirka...
Read moreQaxootiga Soomaalida ee dalka Denmark ayaa ka walaacsan qorshe dowladdu ay ku dooneyso in Qaxootiga ay dib ugu soo celiso Soomaaliya, xilli qaxootiga Soomaliyeed ay arrinkaasi ku tilmaameen mid ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho