Xisbiga Daljir ayaa maanta deeq lacageed guddoonsiisay carruur agoon ah oo Jimciyadda SOHEDA ay gacanta ku heyso, kaasi oo loogu talagalay inay ku iibsadaan dhar, waxaana ka qeyb galay Xildhibaanno,...
Read moreMaamulka Degmada Waaberi oo kaashanaya Taliyaha Saldhigda Degmada ayaa maanta tababar ku aadan dhanka sawir qaadista ah u furay 30 dhallinyaro ah, kuwaasi oo ka mid ah dhallinyarada degmada ku...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa...
Read moreMuqdisho, July 1, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud xaflad afur iyo sharaf ah oo lagu maamuusayo munaasabadda 1-da Luulyo ugu sameeyay xarunta madaxtooyada xubnaha labada gole,...
Read moreXaflad si heer sare ah loosoo agaasimay, laguna maamuusayay 1-da Luulyo iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa lagu qabtay Magaalada Pretoria ee Dalka Koonfur Afrika. Xafladan oo ay qabanqaabiyeen...
Read moreHay’adda bisha cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq afurin ah oo ka kooban raashin biseyl ah oo ay ugu tala gashay qoysas badan oo ku nool degmooyinka Gobolka...
Read moreMuqdisho, 1 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 55-aad ee ka soo wareegtay...
Read moreMadaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga qeyb-galay munaasibad balaaran oo lagu xusayey koowda Luulyo oo ku beegan maalintii xoriyadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho