Maamulka Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobo ay ka socdaan mashaariic dhismo “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax ayaa howlo kormeer ah ku tegay Goobaha ay ka socdaan Dhismaha Xarumaha Danta Guud ee magaalada Beledweyne, iyadoo uu socdaalkaasi ku wehliyay Duqa magalada Beledweyne. Guddoomiyaha...
Read more









