Muqdisho, 24 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub ee loo sameynayo gobollada dhexe, kaas oo lagu dhaariyey magaalada...
Read moreWasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Warbaahinta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Hirgelinta nidaamka Federaalka oo dowladda Soomaaliyeed ay dooneyso in dalka oo...
Read moreMudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay uga hadli doonaan xaaladda Dhaqaale iyo mida siyaasadeed ee ka jirta Dalka, si loo dar dargeliyo arrimaha ugu muhiimsan ee hal bowlaha...
Read moreGuddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax ayaa howlo kormeer ah ku tegay Goobaha ay ka socdaan Dhismaha Xarumaha Danta Guud ee magaalada Beledweyne, iyadoo uu socdaalkaasi ku wehliyay Duqa magalada Beledweyne. Guddoomiyaha...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV uuna taaba gelineyo sanadkii labaad Maamulka Gobolka Benaadir ayaa waxaa...
Read moreMuqdisho, 23 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Read moreGuddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada beledweyne safiirka dowladda Swaden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lind vall iyo u qeeybsamaha arrimaha siyaasadda Sweden ee Soomaaliya. Kulanka ayaa ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho