Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRRADA: Wasaaradda Tacliinta sare oo shahaado sharaf howl karnimo ah guddoonsiisay Jaamacadda SIU

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Wasaaradda Tacliinta sare oo shahaado sharaf howl karnimo ah guddoonsiisay Jaamacadda SIU
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro, Xildhibaan, Jaamacado, Ururada bulshadakale  ayaa ka qeyb galay munaasabad shahaado sharaf howlkarnimo oo ku aadan sare u qaadidda tacliinta sare ee dalka ay Wasiirka Wasaaradda Tacliinta sare ee Soomaaliya Marwo Qadro Bashiir Cali guddoonsiisay Jaamacadda SIU iyo Gudoomiyaha Jaamacadda Prof Yaxye Cali Ibraahim, kaasi oo maanta lagu qabtay Muqdisho, iyadoo xafladda ay goob joog ka ahaayeen marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay.

Prof Yaxye Cali Ibraahim Hormuudka Jaamacadda SIU ayaa tilmaamay in dadaal badan ay ku bixiyeen tayaynta tacliinta sare ee dalka, isla markaana ay ka go’atahay in ay sare u qaadaan tacliinta sare.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

“Jaamacada SIU waxay kamid tahay Jamaacadaha ku yaala dalka, gara ahaan kuwa magaalada Muqdisho, waxayna leedahay lix kuliyadood ilaa seddex kun oo arday ah ayaa dhigata, waxaana Jamacadu ay isku dayday in ay kordhiso taclinta sare, ayna soo saarto arday leh aqlaaqyaadkii iyo tayadii loo baahnaa maadaama ay yihiin mustaqbalkii uu dalku ku faani lahaa” ayuu yiri Prof Yaxye Cali Ibraahim.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibraahim Ibbi oo ku hadlayaya magaca Xildhibaanada ayaa ku amaanay Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dalka dadaalka ay ugu jirto sidii tacliinta sare ee dalka loo tayen lahaa mudo ka badan 20 sanno kadib.

Wasiirka  Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamig ah Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yusuf Cali Ceynte ayaa ka hadlay muhiimada ay  dalka u leedahay  horumarinta waxbarshada  iyo tacliinta sare.

“Waxbarashadu waxyaabaha asalka unoqon kara  meesha aan maanta joogno in aan ka gudubno waxaa asal u ah waxbarshada kow iyo labo iyo seddex ka ah, mararka qaar waa laga quusan karaa oo wadankaan qaraxyaa ka dhacaya waxba kama soo socdaan hadii laga fiiriyo dhinaca waxbarshaduna rajo fiican ayaa ku soo galaysa, marka waxaan bogaadinaya tacliinta sare ee dalka

Wasiirka caafimaadka Xukumada Soomaaliya Marwo Xaawo Maxmed Xasan oo ka hadashay horumarinta waxbarshada dhinaca caafimaadka iyo doorka Jamacadad SIU ay ka qaadnayso, ayaa sheegtey in ka Wasaarada ahaan ay ka shaqeynayaan in la soo kordhiyo qalab caafimaad.

“Marka waxaan reajeynayaa intii bilowdayna in ay sii wado inti kalena in ay raadiso sidii ardayda loo siin lahaa tababar baraktikal ah, hadda waxaan u aadnaa banaanka arimahan baractikalka ah in aan helno in awoodaasi ay wadanka tuimaado, waxaan maqlayay ama aan arkayay in laga hadlayay sidii loo keeni laha qalab iyo daawo.

Marwo Qadro Bashiir Cali Wasiirka Waxbarshada iyo Taclinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in wasaaradu ay aqoonsi siisay jaamacada SIU maadaama ay ka shaqeynayso tayenta taclinta sare .

“Marka Prof Yaxye waxqabadkan aad qabateen, waa mid lagu dayan karo, una baahan in lagu daysado, saas oo kalena waxaan rajeynaynaa Jaamacadaha oo dhan in ay ayaguna ku daydaan Jaamacada SIU oo runtii u diyaarsan sidii laga rabay, haddii ay ahaan lahayd mid Theory ah  u ama mid farsamo ah oo ay ardaydu sameynayaan” ayay tiri Marwo

Jaamacadda SIU ayaa ku guuleysatay inay heshiisyo caalami ah ay la galaan Jaamacado ku yaalla Afrika iyo Yurub, waxaana dhawaan la faliyaa in arday gaaraysa 65 arday, loo diro shan Jaamacadood oo ku yaalla dalalka Kenya, Uganda iyo Sudan, kuwaasi oo muddo sanad ah waxbarasho ku soo qaadanaya dalalkaasi, iyadoo ay noqoneyso markii labaad oo madaxda sare ee Jaamacadda SIU ay arday u diraan dalka dibadiisa.

IMG_2603 IMG_2548 IMG_2591 IMG_2592 IMG_2595 IMG_2597 vlcsnap-2015-07-28-15h40m36s44 vlcsnap-2015-07-28-15h39m21s126   vlcsnap-2015-07-28-15h40m03s14 vlcsnap-2015-07-28-15h40m22s203

 

Previous Post

WACYIGELINTA WAXYEELADA CUDURKA CAGAARSHOWGA

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In