Johannesburg, 14 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 25-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfuur...
Read moreCiidamada AMISOM ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal dahwaan deegaanka Jameeco oo ilaa iyo 18-kiilo mitir dhinaca bari kaga beegan degmada Buur hakabe ee Gobolka u dhex...
Read moreMaamulka Galmudug ayaa ka dayriyay xaaladda nololeed dadka naafada ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli ay foodda nagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan. Guddoomiyaha Gaalkacyo...
Read moreWasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa sheegtay in la joojiyay diiwaan galinta arday cusub ee dooneysa in ay ka qayb galaan imtixaanka mideysan ee Wasaaraddu ay qaadeyso. Wasiir ke-xigeenka Wasaaradda...
Read moreWasiirka Xanaannada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Wasaradda ay ku guuleysatay furitaanka Suuq loo...
Read moreMarkabkan oo sida 2,105 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa ka soo qaaday Dekedda Mukalla ee Waddanka Yemen, iyadoo Ganacsade Soomaaliyeed uu ugu deeqay in lagu soo daad-gureyo dadka Soomaaliyeed...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u amba baxay dalak Koonfur Afrika, halkaasi oo dhawaan uu ka furmi doono shirka hogaamiyeyaasha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho