Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye oo bahda saxaafadda ugu baaqay ka qeyb qaadashada hirgelinta Federaalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye: โ€œ3-da May awgeed waxaan hambalyo u dirayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeedโ€
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Warbaahinta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Hirgelinta nidaamka Federaalka oo dowladda Soomaaliyeed ay dooneyso in dalka oo dhan ay ku gaarsiiso.

Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo hadalkan ka jeediyay kulan looga hadlayay doorka Warbaahinta looga baahanyahay in ay ka qaataan Todobaadka xoriyadda ee Dalka ayaa xusay in saxaafaddu ay door muuqdo ka qaadan karto hirgelinta Nidaamka Federalaka ah.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

โ€œFederaalisim-ka haddii si qaldan loo isticmaalo dhibaato ayuu bulshada u horseedaa, marka waxaan la idinkaga baahanyahay in dad quburo ah oo Federaalka wax ka yaqaan aad khadka soo gelisaan, isla markaana bulshada fahamsiiya faaโ€™iido uu Federaalka u leeyahay, si dalka oo dhan looga hirgeliyo Nidaamka Federaalkaโ€ ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku howlan sidii dalka oo dhan looga hirgelin lahaa Nidaamka Federaalka oo masโ€™uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha gudaha ku sifeeyeen in bulshada uu u leeyahay faaโ€™iidooyin badan oo ay ugu horeyso in degmada ama gobolka ay ku noolyihiin ay ka heli karaan, waxkasta oo ay dowladda dhexe uga baahnaayeen.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

IGAD oo soo dhoweysay xayiraadda laga qaadey xawaaladaha Soomaalida ee Kenya

Next Post
IGAD oo soo dhoweysay xayiraadda laga qaadey xawaaladaha Soomaalida ee Kenya

IGAD oo soo dhoweysay xayiraadda laga qaadey xawaaladaha Soomaalida ee Kenya

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In