Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo shirka xiliga gu’ga...
Read more











