Hooyo Naafo ah oo Gaalkacyo lagu guddoonsiiyay gaari casri ah
Shirkadda wadaniga ah ee Keberco ayaa maantay Hooyo Caasho Aadan Yuusuf Boobe oo ah hooyo naafo ku wareejisay gaari kuwa Naafada loogu talagalay oo casri ah , kadib markii ay...
Read moreShirkadda wadaniga ah ee Keberco ayaa maantay Hooyo Caasho Aadan Yuusuf Boobe oo ah hooyo naafo ku wareejisay gaari kuwa Naafada loogu talagalay oo casri ah , kadib markii ay...
Read moreIn an exclusive interview with Somali National TV, Italian Ambassador to Somalia, H.E. Pier Mario Daccò Coppi, underscored the enduring strength of the bilateral relationship between Italy and Somalia. The...
Read moreGuddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan su’aalo waydiin iyo la xisaabtan ah xafiiskiisa Villa Hargeysa kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow ka daah-furay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad....
Read moreGuddiga xaqiiqa raadinta, Dib U Heshiisinta Iyo Hanti Isu celinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib...
Read moreWasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray shaqaale...
Read moreMaxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable NISA Mahad Cali Cabdi “Madaxeey” iyo Dable Boolis Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar...
Read moreCulimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga Itoobiya. Shir maal mahaan u socday culimada ayay ka...
Read more📋 Codso Hadda: https://bit.ly/upeace-cohort8-admission Ku biir Cohort-ka 8aad ee UPEACE! – Jaamacada Qaramada Midoobey 🌟 Ha seegin fursaddan cajiibka ah ee aad ku hormarin karto waxbarashadaada iyadoo aad heli kartid...
Read moreHay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta si wadajir ah u qabtay kulan wadatashi ah oo ku saabsan kaalinta Nidaamka Aqoonsiga Qaranka iyo adeegyada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho