Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka qeybgalay Siyaarada Sheekh Suufi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay Siyaarada Sheekh Cabdiraxmaan Cabdullaahi Sheekh Suufi oo galabta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho....
Read more











