Guddiga Xaqiiqa Raadinta ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan yeeshay
Guddiga Xaqiiqa Raadinta, Dib-u-Heshiisiinta, iyo Hanti isucelinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxa ay kaga hadleen xaaladda guud ee...
Read more











