Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlayey amniga dalka “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo sii adkeyn lahaa ammaanka Caasimadda. Kulanka...
Read more











