Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobalka Banaadir oo ka qeybgalay kulan dadweyne
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada Shibis iyo Bulshada ku dhaqan Waaxda 3-aad ee Xalane, kaasi...
Read more











