Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Xildhibaannada Haweenka
Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa kulan la qaadatay Xildhibaannada haweenka ah ee ku jira golaha Shacabka ee baarlamaanka Dalka. Ujeedka...
Read more











