Akhriso Isku aadka wareegga Sideed dhamaadka ee tartanka
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga 3-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay u soo gudbeen 8 degmo.
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga 3-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay u soo gudbeen 8 degmo.
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho habeen...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta wax-ka-beddelka afarta cutub ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo...
Read moreBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya. Tallaabadan taariikhiga ah ayaa waddada u xaareysa fulinta ballanqaadyada Dowladda ee dhameystirka...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 31-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ay goob...
Read moreSafiirka Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jibril Ibraahim Cabdulle ayaa afur wadareed u sameeyay Diblomaasiyiinta Caalamka ee Dalalkooda u fadhiya Dalka Kenya, kuwaas oo gaarayay in ka badan 40...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho habeen...
Read moreKu-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa ka qayb...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho habeen...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho