Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildibaannada Labada Aqal ee Baarlamaaka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xildibaannada Labada Aqal ee Baarlamaaka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dhamaystirka Dastuurka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 31-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo ay goob joog ahaayeen Ku-xigeenada Labada Aqal ayaa ajandaha kulanka maanta wuxuu ahaa ansixinta soojeedinta wax-ka-bedelka cutubka 1-aad iyo 4-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kooramka Golaha Shacabka ayaa haa 212, Sennatarada na 42.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Xogahayaha Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Labada Aqal Sennatar Siciid Cawke, oo ugu horreynย  soo jeedyay in seddex qodob ka ka tirsan cutubka 2-aad laga reebay rasteynta iyo ansixinta 4-ta Cutub ee Dastuurka KMG ee Jamhuuriaydda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanadda Labada Aqal ayaa cod aqlabiyad leh ku anxiyay Cutubka 1-aad ilaa Cutubka 4-aad ee dastuurka. Waxaa Golaha Shacabka u codeysay 212, wax diiday iyo wax ka aamusay ma jiraan, Aqalka Sare 42, wax ka aamusay iyo wax diiday ma jiraan waxaana uu Guddoomiyaha sheegay in sidaasi uu ansax ku yahay.

Guddoomiyaha Guddiga la socod-ka Dastuurka Labada Aqal Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf, (Xuseen Iidow), ayaa Xildhibaannada uga mahadceliyay shaqadii wanagsaneyd ee ay soo qabteen iyo Guddiga Madaxbannan ee Dib u eegista Dastuurka oo juhdi badan ku bixiyay sidii looga mira-dhalin lahaa wax-ka-bedelkaย  Dastuurka ee Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gunnaanadka kulanka soo xiray ayaa u mahadceliyay Xildhibaannada, Sennatarada, ciidanka ammanka iyo bahda saaxaafada oo uu ku tilmaamay in ay guteen waajibkooda ugu na shaqeeyeen dalkooda. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa xusay in Baarlamaanka uu galay waqtigiisa fasaxa ahaa, isagoona Xildhibaannada Labada Aqal kula dardaarmay in waqtiga fasaxa laga faaideysto lana aado deegaan doorashooyinka.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya oo kulan Afur-wadareed ah u sameeyey Diblomaasiyiin kala duwan

Next Post

Meel marinta afarta Cutub ee Dastuurka iyo Guullaha is daba jooga ah ee DFS

Next Post
Meel marinta afarta Cutub ee Dastuurka iyo Guullaha is daba jooga ah ee DFS

Meel marinta afarta Cutub ee Dastuurka iyo Guullaha is daba jooga ah ee DFS

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In