Maareeyaha Hey’adda NIRA oo shir uga qeybgalay dalka Koonfur Afrika
Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Iyo Diiwaangalinta Qaranka (NIRA) Mudane Cabdiweli Timacadde ayaa ka qayb-galay shir weynaha ID4Africa2024 kaasi oo sanadkan lagu qabtay Dalka Koonfur Afrika. Maareeyaha NIRA ayaa maanta qayb ka...
Read more











