Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira dhal ah la qaatay Wasiirka Arrimaha dibadda Tanzania
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Daresalam kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Tanzania, Mudane January Makamba. Labada Wasiir...
Read more











