Wasiirka Warfaafinta oo shir-guddoomiyey kulanka isku dubbaridka Warbaahinta Qaranka iyo xiriirka bulshada
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daua’uud Aweys Jaamac ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga isku dubbaridka Warbaahinta Qaranka iyo Xiriirka Bulshada ee heer Wasiir, kaasi oo maanta...
Read more











