Guddoomiyaha BJFS oo lagu soo dhaweeyay Kenya
Safiirka Soomaalia ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa magaalada Nairobi ee dalkasi ku soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha golaha shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Madoobe"...
Read more











