Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay maamulka Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Deeqdan...
Read more











