Wasiir Roobow oo sheegay in hoos loo dhigay lacagihii ay bixin jireen Xujeyda Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in hoos loo dhigay lacagihii ay bixin jireen Xujeyda Soomaaliyeed Sanad walba. Sheekh Muqtaar ayaa xusay muddadii uu...
Read more











