Guddiga Gurmadka Qaran ee Qaraxii soobe 2 oo Xoojiyay Taageerada Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaartay
Waxaa kasoo wareegtay saddex sano tan iyo qaraxii naxdinta lahaa ee 29-ka Oktoobar ee Soobe 2. Guddigii Qaran ee Gurmadka ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka...
Read more











