Ciidanka Xoogga oo howlgal sifeyn ah ka wada deegaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa Howlgal sifeyn ah maalintii Labaad ka wada deegaanno Ka tirsan Gobolka Hiiraan iyadoo Meydad ay qaadan waayeen Khawaarijta ay yaalaan Waddooyinka. Deegaannadii shalay...
Read more











