Ciidanka Qaranka oo 11 Khawaarij ah ku dilay duleedka Balcad
Ciidanka Qaranka ayaa saaka subaxdii hore fashiliyey weerar arbushaad ah oo kooxda Khawaarijtu isku dayeen in ay ku soo qaadaan degmada Balcad. Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur( Furdug) oo...
Read more










