Golaha Baarlamaanka oo ka dooday cutubka-4aad ee Dastuurka KMG
Guddoonka Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS. Ajandaha Kulanka maanta wuxuu ahaa dhammaystirka ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah...
Read more











