Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Afhayeenka Senate-ka Kenya
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali oo booqasho rasmi ah ku jooga waddanka Kenya ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka Golaha Senate-ka ee dalka Kenya. Mudane Cali...
Read more











