Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qeybgalaya dhoolatus ciidan oo Caalami ah “SAWIRRO”
Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhoolatus Ciidan uga qeyb-galaya Dalka dibadiisa ayaa ka anbabaxay garoonka diyaaraddaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Dhoolatuskan oo ka dhacaya...
Read more











