Booliiska oo gacanta ku soo dhigay 140 Hoobiyayaal ah oo khawaarijta dooneysay inay shacabka ku dhibaateyaan
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay howlgal ay xalay abaara 12:00 Habeenimo ka sameeyeen magaalada Muqdisho ay ku soo qabteen tiro hoobiyaal...
Read more











