Xildhibaannada Labada Gole oo ka dooday arrimaha wax ka badalka Dastuurka KMG
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 14-aad ee Labada Gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Fadhiga waxaa Guddoomiyaha...
Read more











