Dowladda Soomaaliya oo xayirtay malaayiin dollar oo loo waday khawaarijta
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey Khawaarijta, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda
Read more











