Jabhadda Fano oo ku hanjabtay inay soo rideyso diyaaradaha Ethiopian Airlines
Jabhadda hubeysan ee Amxaarada ah ee Fano ayaa digniin u dirtay hay’adda duulista Itoobiya oo ku saabsan diyaaradaha Ethiopian Airlines, kuwaas oo ciidanka Ethiopia u isticmaalaya duubulidda ciidamada. Fano oo...
Read more











