Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isal Wasaare Ku-xigeenkii hore oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay dhammeystirka Dastuurka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ra’isal Wasaare Ku-xigeenkii hore oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay dhammeystirka Dastuurka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay geedi-socodka dhammeystirka Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen Ra’iisal Wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo hoggaanka ardayda Qaanuunka Jaamacadaha Muqdisho ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasoo sidoo kale, kulanka su’aalo la xiriira arrimaha Dastuurka lagu weydiiyay Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed.

Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay muhiimadda dhammeystirka Dastuurka iyo cutubka 4-aad oo ay ka doodistiisu wadaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

”Cutubka 4-aad, oo matalaadda shacabka ama nidaamka madaxtooyada miyeynu qaadanaa kii Baarlamaaniga ahaa ee ninka odaygu ahi baqashu ku micneeyay miyaa ku sii joognaa mise nidaam madaxtooyo oo madaxweyne iyo ku-xigeen aynu qaadanaa, nooca doorashada ma waxaynu ka dhignaa ( single constituency) oo habka liistada xiran ah ama ama habka liistada furan waa dood kale, xisbiyada siyaasadda saddex goor beyni soo marnay, mid waa taa aan iri 1960-96 oo 86-xisbi siyaasadeed, nin iyo xaaskiisa subaxii inta ay iska soo kacaan ayay xisbi ku dhawaaqi jireen,”.

Qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahanada ah ee ka soo qeyb galay kulanka ayaa su’aalo ku saabsan dhammeystirka Dastuurka weydiiyay Ra’iisal wasaare ku-xigeenkii hore ee dalka.

”Haddii Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen la aado, maxaa xigi doonaa mala sameeyay qiimeyn?. Qodobo waxaa jira ay aad baarlamaanka u diidan yihiin in Dastuurka lagu daro oo ay ka mid tahay qofna looma aabo-yeelayo xasaanad fal-dambiyeed uu galay inuu kaga baxsado oo doodda ugu badan ay ka dhallatay, haddii Baarlamaanka saddex boqol iyo tiradaas dhammaan isku raacaan in qodobkaas laga saaro matalaaddii shacabka ama dadweynihii marka afti laga qaado ay codsadaan in qodobkaas in qodobkaas lagu soo daro labadaas kee la cuskanaa oo la ictimaadi doonaa? ayaa ka mid ah su’aalihii la weydiiyay Xildhibaan Mahdi.

Intaas ka dib, Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka jawaabay su’aalihii ay weydiiyeen ardayda ka soo qeyb gashay kulanka.

Previous Post

Baarlamaanka oo maanta soo afmeeraya dooda Cutubka Afraad ee Dastuurka

Next Post

Dooda Cutubka 4-aad ee dib-u-eegista Dastuurka oo maanta la soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Next Post
Dooda Cutubka 4-aad ee dib-u-eegista Dastuurka oo maanta la soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Dooda Cutubka 4-aad ee dib-u-eegista Dastuurka oo maanta la soo Gabagabeeyay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In