Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka COP28 ee isbeddelka cimilada Adduunka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28 ee isbedalka Cimilada Adduunka oo maalintiisa saddexaad lagu lafa-guray caafimaadka...
Read more











