Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka COP28 ee isbeddelka cimilada Adduunka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka COP28 ee isbeddelka cimilada Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28 ee isbedalka Cimilada Adduunka oo maalintiisa saddexaad lagu lafa-guray caafimaadka iyo isbedalka cimilada,.

Ajandaha maalinta saddexaad ayaa waxaa ka soo qaybgalay madax badan oo ka socday wadamada caalamka, Wasiirada Caafimaad Adduunka, Agaasimaha guud ee hey’adda Caafimaad adduunka Dr. Tedros, Bill gate oo ah maalqabeen taakuleeya Caafimaadka, Jorn Kerry Ergayga gaarka ah ee cimilada ee Madaxwahnaha maraykanka, Wasiiro arrimo dibadeed oo ka socdey dalalka Caalamka, iyo madax ka kala socoto Hey’ado caalami ah ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgakeysa Ajandaha Caafimaadka iyo isbadalka cimilada

Related posts

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026

Shirka ayaa maalinta saddexaad diiradda lagu saarayaa saamaynta Isbadalka Cimilada uu ku leeyahay caafimaadka, iyada oo si qoto dheer looga hadlayo saamaynta togan iyo midda taban ee uu isbadalka cimiladu ku leeyahay Caafimaadka bulshada, iyo sida wax looga qaban karo aduunkuna isaga kaashan karo, iyo sidii lagu hirgalin lahaa nidaaam Caafimaad oo haqab tiran adkaysi leh, kana jawaabi karo cudur dillaacyada iyo musiibooyinka ka dhasha is badalka cimilada.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an islamarkaana diradda u saaran helintaan Caafimaad dhamaystiran iyo sidii bulshadeena Soomaaliyeed ula jaan qaadi la haayeen isbedelada cimilada, iyadoo laga sii taxadarayo xanuunasa ka dhallan kara taasoo qeyb ka ah diyaarinta bulsho dhankasta ka diyaarsan oo heysata Caafimaad tayeysan.

Previous Post

Guddiga Madaxa banaan ee hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga la socodka Dastuurka BJFS oo kulan yeeshay

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray Boqortooyada Sucuudiga

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray Boqortooyada Sucuudiga

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray Boqortooyada Sucuudiga

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In