Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan saagootin ah la qaatay Ibrahim M. Yagli “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Turkiga u joogay Soomaaliya, Mudane Ibrahim M. Yagli. Ra’iisul...
Read more











