Xoghayaha guud ee Maamulka Gobalka Banaadir oo tababar u furay dhallinyaro “SAWIRRO”
Xoghaya Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Carale Afrax ayaa maanta ka daah-furay tababar xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir, tababarkaan oo cinwaankiisu ahaa fikradaha Shaqada, caqabadaha iyo fursadaha shaqaalaha Bulshada...
Read more











