Madaxweynaha Galmudug iyo Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qeybgalay xaflad soo dhaweyn ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Nairobi kaga qayb galay xaflad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen Jaaliyadda reer Galmudug ee waddanka Kenya. Munaasabaddan waxaa...
Read more











